Projects
MASHAARIICDA AY MAALGALISO ISKAASHATADA KOBCIYE
GANACSIGA
SADAQA JAARIYA
Dhismayaal guryo deegaan iyo kuwo ganacsi
Maalgashiga xoolaha iyo warshadaha
Maalgashiga beeraha
Maalgashiga kheyraadka badda iyo bariga
Aasaasid Bangi (Bank) ay leedahay Iskaashatada kobciye
Mashruuca Waxbarashada
Mashruuca Cafimaadka
Mashruuca kaabayaasha Dhaqaalaha
Mashruca adeega bulshada
Mashruuca Guurka Wadareedka
ILAHA DHAQAALAHA EE ISKAASHATADA KOBCIYE
• Xubin walba oo iskaashatada kobciye kusoo biirta waxey bixineysaa $182.5 sandkii, oo u dhiganta $0.5 maalintii.
• Xubin kamid noqoshada kobciye waa mid furan xilli kasta.
• Xubnaha nool waxey $0.5 kaasi si lamid ah uga bixinayaan waalidiintooda dhimatay si ay ugu shaqeyso, faa´iidada ay abuurtana lagu maalgaliyo danta guud; sida waxbarashada, caafimaadka, kahortaga abaaraha, wadooyinka, iyo yagleelid qoysas cusub oo guur wadareed ah.
• Lacagtaa $0.5 ee maalinlaha ah waa mid joogta ah waana raasamaal lagu maalgalinayo mashaariic, faa’iidada sanad walba uu abuurana waxay kusoo laabanaysaa xubnaha.